XOG: Wax Ka Ogow Safarka Uu Gaas Ku Tagi Doono Dhulka Ay Abaaruhu Ka Jiraan

Madaxweynaha Dawlada Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali ayaa malmaha soo socda safar ku tagi doona deegaanada deegaanada deegaano hoostaga Gobolada Bari iyo Karkaar oo ay u barakaceen dad badan oo ka yimi Soomaaliland, Kilinka Shanaad iyo deegaano kale oo ka tirsan Soomaaliya.

Warar aanu ka helnay Madaxtooyada magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in Madaxweynuhu uu sido kale tagi doono dhulka ay Abaartu ka jirto ee Puntland.

Deegaanada reer Guuraagu u barakaceen ayaa dadka ku nool ah soo dhoweeyen walaalahooda uso barakacay.

Puntland ayaa doonaysa inay ka hortagto rabashado ka dhasha daaqa iyo biyaha dhulka loo hayaamay.

Madaxweynaha Puntland oo ku sugan Boosaaso ayaa isu diyaarinaya Safar uu maalmaha soo socda ku tagi doono dhulka loo barakacay iyo deegaanada ay Abaaruhu ka jiraan ee Puntland.

www.allpuntland.net


Nagala soo Xiriir: E-mail allpuntland17@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

DHAGAYSO: Dawlada Jabuuti Oo Qabatay Daroogo Dhan Boqol Milyan Oo Doolar
- Jan 23, 2017
Dawlada Jabuti ayaa gacanta ku dhigtay Daroogo nooca loo yaqaan Kookeynta, taas oo ku ...
Daawo Puntland” Xassan Sheekh Wiilasha iyo Gabdhaha Muqdisho Lagu Fara Xumeeyay Wax Ha U Qabto”
- Jan 23, 2017
Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo arrimaha qoyska Puntland ayaa ka jawaabtay hadalkii kaso yeeray Xassan ...
Sawiro: Wariyaasha Ka Hawlgala Gaalkacyo Iyo Dawlada Oo Wada Shaqaynaya
- Jan 23, 2017
Wariyaasha ka hawl gala magaalada Gaalkacyo iyo Maamulka ayaa isku afgartay inay wada shaqeeyaan, ...
DHAGAYSO: Beelo Ku Dagaalamay Caabudwaaq Oo Heshiiyay
- Jan 23, 2017
Waxgaradka degmada Caabudwaaq ayaa sheegay in xal laga gaaray dagaal beeleed ka dhacay degmada ...
DEG DEG: Beesha Caalamka Oo Doonaysa In La Doorto Madaxweyne Cusub, Sababta Ogow?
- Jan 23, 2017
Warsaxaafadeed ay si wada jir ah uso saareen AU, EU, Ethiopia, Italy, Sweden iyo ...
DHAGAYSO: Waa Kuma Guddoomiyaha Aqalka Sare Ee Soomaaliya?
- Jan 23, 2017
Cabdi Xaaji Cabdullaahi ayaa shalay magaalada Muqdisho loogu doortay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya, ...
DHAGAYSO: Aniiso Cabdiraxamaan Oo Sheegtay In Gabadheeda Fal Kufsi Ah Ay Ugu Dhimatay Garowe
- Jan 23, 2017
Aniiso Cabdiraxamaan Faarax oo ah Hooyada dhashay gabar da' yar oo lagu kufsaday Garowe ...
XOG: Maxaad Kala Socotaa Gabar Da’ yar Oo Kufsi Loogu geystay Garowe, una dhimatay falkaa
- Jan 23, 2017
Bilowgii bishii November ee sanadkan 2016ka ayaa qoys qax iyo colaad ka soo daaley ...
Sawiro: Dhalinyarada Garowe Oo Qabtay Hawl Uu Ka Seexday Duqa Caasimada, Maxy Tahay Hawshu?
- Jan 23, 2017
Qaar ka mid ah dhalinyarada ku nool magaalada Garowe ee ee Caasimada Puntland ayaa ...
Dhagayso: Puntland Oo Jawaab Kulul Ka Bixisay Hadalka Xassan Sheekh Ee Kiiska Galdogob
- Jan 23, 2017
Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo arrimaha qoyska dawlada Puntland Aniiso Xaaji Muumin ayaa ugu baaqday ...