War Dag Dag ah Shavab lagu xasuuqay Deegan hosyimada Dagmada Jariiban /Gobolka Mudug

wararka inaga sogaraya Gobalka mudug gaar ahaan Deegaano hoos yimaada Dagmada Jariiban ayaa sheegaya in, caawa lagu laayay dad xoolo dhaqato ah oo halkaasi dagana weerarkan ayaa waxu noqonaya kii labad oo lagu,

sooqado deegana puntland laguna xasuuqo dad shacab ah iyadoo eeysan jirin wax talaabo ah oo eey qadeyso Dowlada puntland weerarkan ayaa waxa lasheegaya in eey Geesten maleeshiyo kaso jeeda deeganada maamulka Galmudug iyadoo eey ku xasuuqen shacab reer guura ah oo dagana deegan lagu magacaabo gacno fale ,

dhimashada ayaa gaareysa ilaa iyo 6 qof halka eey ku dhaawacmen dad gaaraya 13 qof oo rayid ah weerarkan kii ,

kahoreeyay oo kadhacay Gobalka Bari gaar ahaan deegan lagu magacaabo af,urur ayaa waxaa eey waxyeelo xoogani kaso gaartay shacab iyo ciidan halkasi kusugna iyado eey masuuliyiinta puntland ku gaabsaden tacsiyeen iyo goodin taaso eey shacabka reer puntland ka muujiyeen niyad jab xaga hogaanka Dalka katilaya iyago sheegay in uu amaanki dalku yahay mid faraha kasiibaxaya


Nagala soo Xiriir: E-mail allpuntland17@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.




..