DAAWO: Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya Ee Maanta Dhacday

Warbaahinta ALLPUNTLAND si toos ah uga daawo Doorashada gudoonka baarlamaanka Faderaalka ee Soomaaliya oo ay hadda ku tartamayaan afar musharax oo kala ah, Maxamed Sh Cismaan Jawaari, Cabdirashiid Maxamed Xidig, Cabdifitaax Geeseey iyo Dr. Dakhtar.

Guddoonka KMG ah ee baarlamaanka Soomaaliya Cismaan Cilmi Boqorre ayaa hadlaya wuxuuna Xildhibaanada u sharaxayaa sida loogu baahan yahay in ay daganaanshaha ka shaqeeyaan.

Xildhibaano cusub ayaa la dhaariyey hadda, waxaana ka dib toos u bilaaban doonta Doorashada Guddoonka baarlamaanka Faderaalka, gaar ahaana Afhayeenka baarlamaanka 10aad ee Soomaaliya.

www.allpuntland.net


Nagala soo Xiriir: E-mail allpuntland17@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wax Ka Ogow Farole Oo Isdiiwaan Geliyay Iyo Taageerada Uu Haysto
- Jan 28, 2017
Musharax Cabdi Raxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud ayaa maanta oo Sabti ah is diiwaan geliyay, ...
Imisa Musharax Ayaa Isdiiwaangeliyay?
- Jan 28, 2017
Maalinta bari oo Axad ah ayay ku egtahay Diiwaangelinta Musharixiinta, waxaana illaa iyo hadda ...
Wax Ka Ogow Ganacsade Maanta Lagu Dhaawacay Boosaaso
- Jan 28, 2017
Magaalada Boosaaso ayaa maanta waxaa lagu dhaawacay Ganacsane Burhaan Ilka-dhagax oo ka mid ah ...
XOG: Farole Iyo Cumar Cabdirashiid Oo Kala Qaaday Laba Waddo
- Jan 28, 2017
Dhowaan ayay ahayd markii Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud Farole iyo ...
Sawiro: Farmaajo Oo Maanta Isdiiwaan geliyay
- Jan 28, 2017
Murashax Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo ka mid ah ragga u tartamaya xilka madaxwaynaha Soomaaliya ...
Sawiro: Xaggee Maanta Ku Sugan Yahay Madaxweyne Gaas?
- Jan 28, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan degmada Bandar-Bayla ee ...
Sawiro: Wax Ka Ogow Hawo Muhiima Oo Ciidamada Badda Puntland Ay Ka Wadaan Gobolka Mudug
- Jan 28, 2017
Ciidamada badd Puntland ayaa hawlo biyo dhaamain ah ka wada degmada Jariiban iyo deegaano ...
Nabadoon Muuse Xaaji Faarax Oo Ku Dhintay Magaalada Boosaaso
- Jan 28, 2017
EEBE ha u naxariistee waxaa magaalada Boosaaso ku dhintay Marxuum Nabadoon Muuse Xaaji oo ...
ALLPUNTLAD Oo Ogaaday Saldhiga Wada Hadalka Xassan Iyo Farole Iyo Natiijada Kaso Baxday
- Jan 28, 2017
Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdi Raxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud Farole ayaa Magaalada Muqdisho kulan ...
XOG: Maxaa Ka Socda Degmada Qandala Ee Gobolka Bari?
- Jan 28, 2017
Degmada Qandala iy deegaano hoostaga ee Gobolka Bari ayaa waxaa gaaaray ciidamo ka tirsan ...