Duqa Degmada Gaalkacyo Oo Dhagax Dhigay Xarun Caafimaad oo uu Yeelano Deegaanka Gobsho (SAWIRO)

Duqa Degmada Gaalkacyo Maxamuud Yaasiin Tumey ayaa maanta xariga ka jaray xarun Caafimaad oo uu yeelanayo Deegaanka Gobsho oo hoos yimaada Degmada Gaalkacyo.

Xaruntaan ayaa waxaa hirgalinaysa D/hoose Degmada Gaalkacyo waxa ayna kamid tahay Mashaariicda JPLG.

waxaa sidoo kale la filayaa in dhawaan la dhagax dhigo xarumo kale oo ay yeelanayaan Deegaanada Dhagxanyo cado iyo Godod.

 

 


Nagala soo Xiriir: E-mail allpuntland17@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.




..