Dhalinyaro iskaashanaysa ayaa bilaabay olalaha nadaafada Pizza House ee Muqdisho.

Dhalinyaro is xilqaantay ayaa magaaladda Muqdisho ee caasimadda soomaaliya ka bilaabay dib u habeynta nadaafada goobihii kooxda Argagixisadda ah ee Al-shabaab ay qaraxyada ku weerareen isbuucii ina dhaafay oo ahaa goobo lagu caweeyo .

PIZZA HOUSE oo ayd maqaayad ay ku caweeyaan dhalinyaradda waxaa ku nafwaayay dhalinyaro qiimo ugu fadhiyay guud ahaan umadda soomaaliyeed , waxaana Talaabadan ay mujinaysa sida dhalinyaradu ugu diyaarsan yihiin horumarinta iyo dib u soo kabashadda dalka .

Kooxo dhalinyaro ah oo afka ku dubtay maryo cagaaran si ay oga badbadaan haraadiga qaraxyadii maqaayadda lala eegtay iyo sunta walxahaas ay reebi karaan .

HOOS KA DAAWO SAWIRDA DHALINYARADA.


Nagala soo Xiriir: E-mail allpuntland17@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.




..