Dhagayso: Puntland Oo Ka Hadashay Xil Ka Qaadistii Guuleed, Sheegtayna…

Markii ugu hoaraysa ayaa Puntland ay ka hadashay xil ka qaadisya lagu sameeyay Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xusseen Guuleed.

Gudoomiyaha gobolka Mudug Xasan Maxamed Khaliif ayaa sheegay Puntland inaysan wax dhibaato ah u arkaynin go’aanka barlamaanka Galmudug ay xilka uga qaadeen madaxweyne Cabdikariin Xuseen Guuleed.

Xasan Maxamed ayaa sheegay  in arrintana aysan wax saamayn ku yeelandoonin heshiiskii magaalada Gaalkacyo, isagoo sheegay heshiiskaasi inuu yahay heshiis heer gobol oo ay go’aankiisa leeyihiin dadka reer Gaalkacyo ee ay dhibaatadu kala kala gaartay.

www.allpuntland.net


Nagala soo Xiriir: E-mail allpuntland17@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wax Ka Ogow Farole Oo Isdiiwaan Geliyay Iyo Taageerada Uu Haysto
- Jan 28, 2017
Musharax Cabdi Raxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud ayaa maanta oo Sabti ah is diiwaan geliyay, ...
Imisa Musharax Ayaa Isdiiwaangeliyay?
- Jan 28, 2017
Maalinta bari oo Axad ah ayay ku egtahay Diiwaangelinta Musharixiinta, waxaana illaa iyo hadda ...
Wax Ka Ogow Ganacsade Maanta Lagu Dhaawacay Boosaaso
- Jan 28, 2017
Magaalada Boosaaso ayaa maanta waxaa lagu dhaawacay Ganacsane Burhaan Ilka-dhagax oo ka mid ah ...
XOG: Farole Iyo Cumar Cabdirashiid Oo Kala Qaaday Laba Waddo
- Jan 28, 2017
Dhowaan ayay ahayd markii Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud Farole iyo ...
Sawiro: Farmaajo Oo Maanta Isdiiwaan geliyay
- Jan 28, 2017
Murashax Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo ka mid ah ragga u tartamaya xilka madaxwaynaha Soomaaliya ...
Sawiro: Xaggee Maanta Ku Sugan Yahay Madaxweyne Gaas?
- Jan 28, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan degmada Bandar-Bayla ee ...
Sawiro: Wax Ka Ogow Hawo Muhiima Oo Ciidamada Badda Puntland Ay Ka Wadaan Gobolka Mudug
- Jan 28, 2017
Ciidamada badd Puntland ayaa hawlo biyo dhaamain ah ka wada degmada Jariiban iyo deegaano ...
Nabadoon Muuse Xaaji Faarax Oo Ku Dhintay Magaalada Boosaaso
- Jan 28, 2017
EEBE ha u naxariistee waxaa magaalada Boosaaso ku dhintay Marxuum Nabadoon Muuse Xaaji oo ...
ALLPUNTLAD Oo Ogaaday Saldhiga Wada Hadalka Xassan Iyo Farole Iyo Natiijada Kaso Baxday
- Jan 28, 2017
Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdi Raxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud Farole ayaa Magaalada Muqdisho kulan ...
XOG: Maxaa Ka Socda Degmada Qandala Ee Gobolka Bari?
- Jan 28, 2017
Degmada Qandala iy deegaano hoostaga ee Gobolka Bari ayaa waxaa gaaaray ciidamo ka tirsan ...