Xildhibaanada Galmudug Oo Sheegay Inay Dooranayaan Madaxweynihii Badali Lahaa Guuleed

Baarlamaanka Galmudug ayaa magaalada Cadaado ka wada qabanqaabada ay ku magacaabayaan Guddi ka shaqeeya sidii reer Galmudug ay u dooran lahaayen Madaxweyne badala Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Xusseen Guuleed.

Qaar ka mid ah Xildhibaanada Mooshinka xilka kaga qaaday Guuleed ayaa sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay u dooran doonaan Madaxweyne.

Waxay sheegen in Cabdikariin Xusseen uu ku mahadsan yahay mudadii Madaxweynaha ahaa, waxay sheegen in xil ka qaadistiisa loo maray arrimo Dastuuri ah.

Wararkii ugu dambeeyay ee Cadaado aan ka helayno ayaa sheegaya in xaaladu ay adag tahay, ayna socdsaan dhaqdhaqaaqyo iska soo horjeeda.

Madaxweynihii hore ee Galmudug ayaa xaalad deg deg ah galiyay Galmudug, waxaana uu fasax dheer u diray Hay’adaha kala duwan ee dawlada.

Lama yaqaan halka ay ku dambayn doonto xaalada Galmudug, waxaana Galmudug ay wajahday degenaansho la’aan.

www.allpuntland.net

 

 


Nagala soo Xiriir: E-mail allpuntland17@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Maxamed daahir abuukar says:

    Waan ku qanacsanahy in uuu dib u qabta jaawaari waaxaaana lagayawaaa in
    Ay ufududaato shariif sakiin
    Inuuu xilka madax tinimo soomaali
    Uuu qabto




.

DHAGAYSO: Dawlada Jabuuti Oo Qabatay Daroogo Dhan Boqol Milyan Oo Doolar
- Jan 23, 2017
Dawlada Jabuti ayaa gacanta ku dhigtay Daroogo nooca loo yaqaan Kookeynta, taas oo ku ...
Daawo Puntland” Xassan Sheekh Wiilasha iyo Gabdhaha Muqdisho Lagu Fara Xumeeyay Wax Ha U Qabto”
- Jan 23, 2017
Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo arrimaha qoyska Puntland ayaa ka jawaabtay hadalkii kaso yeeray Xassan ...
Sawiro: Wariyaasha Ka Hawlgala Gaalkacyo Iyo Dawlada Oo Wada Shaqaynaya
- Jan 23, 2017
Wariyaasha ka hawl gala magaalada Gaalkacyo iyo Maamulka ayaa isku afgartay inay wada shaqeeyaan, ...
DHAGAYSO: Beelo Ku Dagaalamay Caabudwaaq Oo Heshiiyay
- Jan 23, 2017
Waxgaradka degmada Caabudwaaq ayaa sheegay in xal laga gaaray dagaal beeleed ka dhacay degmada ...
DEG DEG: Beesha Caalamka Oo Doonaysa In La Doorto Madaxweyne Cusub, Sababta Ogow?
- Jan 23, 2017
Warsaxaafadeed ay si wada jir ah uso saareen AU, EU, Ethiopia, Italy, Sweden iyo ...
DHAGAYSO: Waa Kuma Guddoomiyaha Aqalka Sare Ee Soomaaliya?
- Jan 23, 2017
Cabdi Xaaji Cabdullaahi ayaa shalay magaalada Muqdisho loogu doortay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya, ...
DHAGAYSO: Aniiso Cabdiraxamaan Oo Sheegtay In Gabadheeda Fal Kufsi Ah Ay Ugu Dhimatay Garowe
- Jan 23, 2017
Aniiso Cabdiraxamaan Faarax oo ah Hooyada dhashay gabar da' yar oo lagu kufsaday Garowe ...
XOG: Maxaad Kala Socotaa Gabar Da’ yar Oo Kufsi Loogu geystay Garowe, una dhimatay falkaa
- Jan 23, 2017
Bilowgii bishii November ee sanadkan 2016ka ayaa qoys qax iyo colaad ka soo daaley ...
Sawiro: Dhalinyarada Garowe Oo Qabtay Hawl Uu Ka Seexday Duqa Caasimada, Maxy Tahay Hawshu?
- Jan 23, 2017
Qaar ka mid ah dhalinyarada ku nool magaalada Garowe ee ee Caasimada Puntland ayaa ...
Dhagayso: Puntland Oo Jawaab Kulul Ka Bixisay Hadalka Xassan Sheekh Ee Kiiska Galdogob
- Jan 23, 2017
Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo arrimaha qoyska dawlada Puntland Aniiso Xaaji Muumin ayaa ugu baaqday ...