DEG DEG: Muudeey Iyo Faarax Sheekh Oo Wareega 2-aad U Gudbi Doona

Tirinta Codadka Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Soomaaliya ayaa ka socota magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.

Waxaa ku horeeya codadka Cabdiweli Sheekh Ibraahim iyo Faarax Sheekh Cabdulqaadir oo la saadaalinayo inay u gudbaan Wareegga 2-aad ee Doorashadda.

Sida ay ku socoto hadda Muudeey ayaa ugu cad cad Musharixiintan, waxaana suuragal ah ama loo badinayaa inuu guulaysto.

Marka la dhameeyo tirinta codadkan, waxaa la bilabayaa tirinta codadka Guddoomye ku xigeenka 2-aad ka dibna waxaa lagu dhawaaqi doona natiijada.

www.allpuntland.net


Nagala soo Xiriir: E-mail allpuntland17@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

DHAGAYSO: Dawlada Jabuuti Oo Qabatay Daroogo Dhan Boqol Milyan Oo Doolar
- Jan 23, 2017
Dawlada Jabuti ayaa gacanta ku dhigtay Daroogo nooca loo yaqaan Kookeynta, taas oo ku ...
Daawo Puntland” Xassan Sheekh Wiilasha iyo Gabdhaha Muqdisho Lagu Fara Xumeeyay Wax Ha U Qabto”
- Jan 23, 2017
Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo arrimaha qoyska Puntland ayaa ka jawaabtay hadalkii kaso yeeray Xassan ...
Sawiro: Wariyaasha Ka Hawlgala Gaalkacyo Iyo Dawlada Oo Wada Shaqaynaya
- Jan 23, 2017
Wariyaasha ka hawl gala magaalada Gaalkacyo iyo Maamulka ayaa isku afgartay inay wada shaqeeyaan, ...
DHAGAYSO: Beelo Ku Dagaalamay Caabudwaaq Oo Heshiiyay
- Jan 23, 2017
Waxgaradka degmada Caabudwaaq ayaa sheegay in xal laga gaaray dagaal beeleed ka dhacay degmada ...
DEG DEG: Beesha Caalamka Oo Doonaysa In La Doorto Madaxweyne Cusub, Sababta Ogow?
- Jan 23, 2017
Warsaxaafadeed ay si wada jir ah uso saareen AU, EU, Ethiopia, Italy, Sweden iyo ...
DHAGAYSO: Waa Kuma Guddoomiyaha Aqalka Sare Ee Soomaaliya?
- Jan 23, 2017
Cabdi Xaaji Cabdullaahi ayaa shalay magaalada Muqdisho loogu doortay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya, ...
DHAGAYSO: Aniiso Cabdiraxamaan Oo Sheegtay In Gabadheeda Fal Kufsi Ah Ay Ugu Dhimatay Garowe
- Jan 23, 2017
Aniiso Cabdiraxamaan Faarax oo ah Hooyada dhashay gabar da' yar oo lagu kufsaday Garowe ...
XOG: Maxaad Kala Socotaa Gabar Da’ yar Oo Kufsi Loogu geystay Garowe, una dhimatay falkaa
- Jan 23, 2017
Bilowgii bishii November ee sanadkan 2016ka ayaa qoys qax iyo colaad ka soo daaley ...
Sawiro: Dhalinyarada Garowe Oo Qabtay Hawl Uu Ka Seexday Duqa Caasimada, Maxy Tahay Hawshu?
- Jan 23, 2017
Qaar ka mid ah dhalinyarada ku nool magaalada Garowe ee ee Caasimada Puntland ayaa ...
Dhagayso: Puntland Oo Jawaab Kulul Ka Bixisay Hadalka Xassan Sheekh Ee Kiiska Galdogob
- Jan 23, 2017
Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo arrimaha qoyska dawlada Puntland Aniiso Xaaji Muumin ayaa ugu baaqday ...