Dagaal Beeleed kadhacay Dagmada mataban ee gobolka Hiiraan

dagaal beeled kadhacay Degmada matabaan ee gobolka hiiran, ayaa waxaa ku geeriyooday 12 qof ,waxaana ku dhaawacmay 20 qof dagaalkan oo udhexeeyay laba beelod oo halkasi wada dagan, waxana hada socoda waan waan eey wada masuuliyiinta Gobolka hiiran iyo odayaasha dhaqanka ee labada beelod iyadoo eey maanta ku qabteen shir arintas loga hadlayo magalada Baladweeyne ee Gobalka hiiran


Nagala soo Xiriir: E-mail allpuntland17@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.




..