Qaraxii Kadhacay muqdisho oo laxaqiijiyay in uu kadhacay Pizz house

Wararki ugu danbeeyay ee aan ka heleyno qaraxi kadhacay magalada muqdisho ayaa sheegaya in uu qaraxasi. kadhacay maqaayada pizz house halki marki hore loo heestay in uu kadhacay qaraxa maqaaxida posh tearts waxa. warbaahinta laso xiriirtay mulkilaha iska leh maqaaxida posh iyado sheegtay in uusan kadhicin qaraxa,maqaayadeda

weerarkan oo loo adeegsaday gaari nooca looyaqan bas caasiga ama kostar waxana la xaqiijin karin qasaaraha kadhashay qaraxas  madama eey ciidamada boliska isku gedaamen halki uu kadhacay qaraxa balse ilo lagu kalsoonan karo ayaa shegaya in eey jiraan dhimasho iyo dhaawac madama eey maqaaxida aheed goob mashquul ah oo eey bulshadu isagu yimaadan waxi warar ah ee kaso kordha halkan ayaan idkugu soo gudbin doona


Nagala soo Xiriir: E-mail allpuntland17@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.




..