Suuraha Ra,iisul wasaaraha Itoobiya iyo Siyaasiga Somaaliyeed ee Shirki London

Maanta oo eey tahay tariiqda 11/5/2017 waxaan ku falan qeen doona xaalka Shirka uga socda Madaxda Somaliya

Magaalda london Shirkaas oo eey soqaban qaabisay Dowlada Ingriiska ayaa waxaa ka qeebgalaya Wdamada daneeya arimaha Somaaliya hadaba maanta maxaa kadhacay Shirkaas yaase ka qud beeyay waxa Shirki maanta ka hadlay madax kala duwan oo kasocday beesha Caalamka oo eey kamin yahiin Madaxweynayaal kasocoda Wadamada Dariska iyo Ra,iisul Wasaarayaal hadaba Madaxdi meesha ka hadashay waxa kamid ahaa Ra,iisul wasaaraha dalka Itoobiya oo isgu soo jeediyay Qudbad Kayaabisay madaxda Soomalida iyo Shacba Somaaliyeed ee kunool Dalka iyo dibadiisaba hadaba Ra,iisul Wasaasara Dalka Itoobiya oo Meesha kasheegay hadal u muuqday mid siyaasadeysan sona jiidan karay Shacab badan oo aan siyaasada aqoon isuna heesta in eey siyaasiyiin yahiin Meshana fadhiyay Somaliyana matala oo Sheekta madaxweynayaal hadalkan oo ahaa mid dadka qaar eey horay kaga aamini karaan Dalka Itoobiya una arki karaan Itoobiya in eey Somaliya daacad utahay in eey hesho nabad waarta hadaba maxuu sheegay Ra,iisul wasaarha Dalka Itoobiya waxu shirka ka sheegay in eey Muhiim tahay in Somaliya laga qaado Cunaqabateenta hubka ee saaran dalka Somaliya si Somaaliya eey u dhisato Ciidamadeeda waxu sheegay in Ciidanka Somaliya eey yihiin ciidan Geesiyaal ah kuna filan Sugida Amaanka Dalkooda hadii laga Qaado Cuna qabateenta hubka ee saarn Dalkooda eeyna Itoobiya Somaliya Garab taagan tahay Hadana eey Itoobiya ka midtahay Ciidamada Amisom ee Nabad ilaalin u jooga Somaaliya waxa kale uu sheegay in xiligaan uu hadlayo uu dagaal kasocdo Gobolka Hiiraan Gaar ahaan Tulada Halgan oo eey ku dagaalamayan Ciidamada Amisom gaar ahaan Kuwa Itoobiya iyo Ciidanka xoog dalka Somaliya oo dhinac ah iyo Al shabaab hadaba waxu sheegay in eey muhiim tahay in Somaliya laga caawiyo dhisida Ciidankeda Sibuuyiri eey somaliya marlabad isgu taagto caga heeda hadaba hadaladan iyo boqashadi Madaxweyne Farmaajo ma oran karna Dalka Itoobiya wax ween beeyka badashay siyaasadeedi ku wajahned Somaliya hadaba Anigu waxn leyahay ilama ahan sababtoo ah Dal dhan siyaasad uu ku shaqeeynayay 27 sanadood kuma badali karo booqasho hal mar ah iyo shir uumar kaqeeb galay oo uu qudbad kajeediyay ee waa siyaasad u baahan in laga feejig naado ileen nin wax kuu ogol wax kaama dumiyo Sabata aan sidaa uleeyahay waxay tahay bil kama soowaregan markey Ciidamadiisu ka baxeen Dagmada Ceelbuur iyaga uu ku xumeynaya Madaxweyne Farmaajo 3 bil kahor isla Ra,iisul wasaraha Itoobiya ayaa Dhaarti madaxweynaha Somaliya isga baxay oo muujiyay in uusan ku qanac saneen Qaabka eey wax usocdaan hadaba Maanta saxafada Somaliya waxay Gadeysa Qudbadi macaaned ee Itoobiya Balse anigu waxan leeyahay Itoobiya waawadan aan daris nahay balse yaan lagu haleen masiirka umada Somaliyeed Qiiro jabaanku Qaran buulunshaa ee Qarnka yaan lagu badalan hal eray oo macaan Dacarna eey ka danbeyso ee aan hadhow laga soonoqon kari sida hada dhacday 27 sano kahor markan u qiironay Qabiilka oo aanu ridnay Qaranki dhisna oo aan wali sokici la,nahay hada   iftiin yar baa inoo baxaya ee yaan hadana la dumin oo si saqiran lagu aaminin Cidwalba oo qudbad jeedisa mise idiin suurota sababto ah aniga waxa ii muuqata in eey Itoobiya markan wax qaban weyday oo eey meesha Sogaleen dalal ka awood badan eeyna doonayan in eey Somaliya maamushan qeyradkedana qaatan eeyna markan ku qasban tahay Itoobiya in eey Somaliya u muujiso walal nimo Si eey ku kala nabad galan eeyna misan siyaasadeed oo furfurana ugu yeelan laheed

WAXA QORAY FAALADAN ANIGA OO AH/ Dr Abdirahman Ahmed


Nagala soo Xiriir: E-mail allpuntland17@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.




..