Somaliya mawada shacabbaa mise waxay leeyihiin siyaasiyiin

Somaliya ma wada shacab baa mise waxay leeyihiin siyaasiyiin waa qormo aan ku eegi doono xaalka somaliya ee maanta ay ku jirto sababta midaas keentay waxay tahay waxaa sanadkan ladoortay madaxweyne somaliyeed oo eey shacabku kuwada qanac sanayeen kadib bil gudaheed waxa sooshac baxay in eey dad badani ku kacsan yihiin iyagoon aqoon waxa layiraahdo mucaarad iyo muxaafad iyo waqtiga wax la mucaarado iyo waqtiga wax latageero

sabata aan sidaa uleeyahay waxay tahay waxan arkay niman siyaasiyiin sheganaya oo malinki ladooranayay madax weynaha aad ula dhacsana hadana laba isbuuc kadib mucaarad ku bilaabay dowlada iyo madaxweyne farmaajo markas baan waxan is iri dadku mawada shacab baa oo siyaasi maba lahan somaliya ileen qofka siyaasiga ah waxu gorfeeya waxa uu tageerayo iyo waxa uu mucaaradayo mise waxan is dhihi karna dadkaan siyaasiyiinta sheegta ee somalida ah dhamaantood waa dad shacab ah oo eey keensaden dowldo shisheeye oo hadey dowladas tiraahdo wax taager wey taageran hadey tiraahdo mucaarad weey mucaarada marka aan sidaa leeyahay waxan layaabay ragan siyaa siyiinta sheekta wali kamey hadal dhibta dalka kataagan xag siyaasadeed iyo xag dhaqaale iyo xag abaaraha hda taagan midna kameeysan hadal dhinaca siyaasada dowlada waxaa saaran culees uga imaanaya wadamada dariska ah iyo kuwa caalamka kuwa dariska waxa kamid ah dowlada Ethiopia iyo Kenya labaduba waxey somaliya kawadan faragalin qayaxan taas oo eey cadeen utahay maalinki la caleemo sarayay madaxweynaha somaliya waxa sicad u muujiyay in uu kaxun yahay dorashada ladoortay farmaajo ra,isul wasaaraha Ethiopa oo isgu shirka isga baxay mudo kadibna Ciidankiisi kala baxay Dagmada Ceelbuur marka wali ma aragteen siyaasi kahadlaya oo leh Ethiopia somaliya qalad beyku wada hadey sideey donto sameyneyso meey nogawada baxdo dalkena maya ma dhihi karaan ileen siyaasad shaqo kuma eey lahan aqoon siyaasaded malahan waa dad shacab ah oo helay xoga lacag ah tv dhormar kahadlay kadibna sooxirtay shaar Qabiil kadibna xilsidaa ku helay aniga rayigeeyga waxan qaaba in shacabka somaliyeed u baahan yihiin in eey kafakaran mustaqbalkoda iyo midka dalkooda oo eeysan dhageysan siyaasi isku sheega aanan aqoonta ulaheen siyaasada ee idaacadaha eey kadhigeen siyaasiga ileen wariyaasha baa yiraahda siyaasi hebal baan maanta wareysanay kadibna qofki waxu isku arka siyaasi hadu ajnabi lakulmana waxaa sifudud looga saxiixan karaa badiisa iyo dhulkiisa iyo qeeyradka kujira siyaasi ma iibsado dhulkiisa ee wuu sodhacsha magacna wuu radsha ee maradsho magacdaro siyaasigu waxu udhinta magaciisa ee uma dhinto magac dowlad kale.

Qormadan oo ah Qormoyin socon doona waxan ku falan qeen doona xaladaha kajira wadanka somaliya iyo guud ahaan caalamka ku xirnow Allpuntlan.net


Nagala soo Xiriir: E-mail allpuntland17@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.




..