maxaa sababay in ladilo wasiir Cabaas

maanta waxan ka hadleena waxa kalifay in ladilo wasiirki ugu dada yaraa xukuumada Ra,isalwasaare Kheyre.

maalmo kahor waxaa wadanka ka dhoofay madaxweyne Maxamed Cabdulaahi farmaajo isago aaday wadanka Ethiopia  kadib marku ka helay casumaad rasmi ah.

waxana lagu soodhaweyay madaxweynaha si aan horay logu oodhowen jirin madaxdii ka horeysay isga Ethiopia oo muujisay in eey doneyso in eey xiriir rasmi ah la yeelato dowlada somaliya ee uu hogaamiyo madaxweyne farmaajo kadib markii eey aragtay in eey meesha qabsadeen dhalin yaro wadaniyiin ah oo aanan doonen in wadankooda laga yeelo sidii ladooono go,aan iskumid ahna kaqaatay wadamada dariska ah ee faraha kula jira siyaasada somaliya hadaba arin taasi waxay dhiiri galisay dhamaan shacabka somaaliyed in eey muujiyaan wadaniyad iskuna duubnadan hadaba ficiladi hore looga bartay wadamada caalamka ee daneeya arimaha somaliya ayaa isbadalay iyadoo madaxweynaha somaliya uu helay casuumado isdaba joog ah oo waliba siheersare ah loo so agaasimay.        waxay heshay xukumada somaliya gaagero caalamiya in loobalan qaado in laga caawiyo dhisida ciidamada xoga dalka iyo dhaqaalaha iyo dhismaha kaabayasha dhaqaalaha hadaba taasi waxay kaliftay in wadamada dariska ah eey runta arkan cadeeyan mooqifkoda oo iyagana muujiyaan waxa eey uqaban wadanka somaliya hadaba Ethiopia ayaa waxay cadeeysay in eeysan somaliya danbe udaba maren xukumada federalka ah oo aay kala tashaneyso waxwalba oo eey kaledahay iyadoo awal lakulmi jirtay siyaasigii eey rabto iyadoon ogeeysiin xukuumada somaaliya tixgalina siin hadaba maxaa cadaaday waxa cadaaday in eey Ethiopia iska ilaalin jirtay wadamada carabta iyo reergalbeedka in eey somaliya kaga dheereyan oo eey ku yeeshan siyaasi ushaqeeya wadamadas tas badal kedana eey iyadu ku dadaalijirtay in eey yeelato kuwo iyada ushaqeeya hadaba markii la arkay in ethiopia dooneyso in eeey somaliya saaxib dhow la noqoto kulan dab ahna layeelato madaxweyne Farmaajo ayaa waxa arintaas qaadan waayay wadamada eey kamidka yihiin wadamada carabta iyo reergal beedka kadibna la fuliyay mishin dag dag ah oo lagu qaarajiyay wasiirki ugu dada yaraa xukumada somaliya oo loo adeegsaday hanti dhoowraha guud ee xukumada somaliya hadaba taasi waxay cadey neeysa in xukuumadan eey wajaheyso cadow gudaha ah oo ushaqeeya wadamada carabta iyoreergalbedka qeebo kamida ah oo aanan doonen in eey somaliya dagto waxana laqeebsato wadamada dariska la ah waxey u baahan tahay xukuumada somaliya in eey kala sheendheyso ninmanka ushaqeeya wadamada shisheeye kuna dhexjira xukuumada si looga bad baado in eey sameyan fashil eey ku ridaan xukumadan hadaba waa in la kontorola dhamaan xubnaha kujira dowlada dhaq dhaqaqoda iyo melaha eey wax kasogalan iyo cida eey xiriirka lasameeyan waana in eey dowladu mamnuucda in lala kulmo safiirada shisheeye oo hadba siyaasigi eeyraba la kulmaya oo eey lakulman okaliya xubna eey quseyso mishinkan oo laga soo abaabulay Magalada muqdisho dhexdeeda ayaan ubaah neen in eey dowladu isku wareeriso oo eey maxkamad soo taakto ninkaan ushaqeeya shisheeyaha lagana ogaado cida uu ushaqeynayay iyo wadanka kadanbeeya in la dilo wasiir Cabaas alaha unaxariiste


Nagala soo Xiriir: E-mail allpuntland17@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.




..