Mareykanka iyo kuriya maxaa kala heesta

waxay aheed dhoowaan markeey dowlada marekanka ku tijaabisay bomka looyaqaan yooyada bambooyinka

marka waxaa isweydiinleh mexey tahay sababta uu mareykanka u tijaabiyay bomkaas quburada falan qeeysa

siyaasada caalmka ayaa sheegaya in uu mareykanku uu wajahayo mucaarado badan oo aga imaanaya wadamada

eey kamidka yihiin Rushka iyo kuriyada waqooyi iyo iran waxayna sheegayan in eey mareykanku kaliftay arintaas

in uu tijaabiyo hubkiisab kiimikada ah bomki ugu weyne ee calamka lagu dhufto wadan mise latijaabiyo wuxuu ahaa

midkii lagu dhuftay Jabaan magaloyinka Horoshiima iyo Naksaki waxii intaas kadan beeyay Caalamku waxuu ku heshiiyay in aan la isku adeegsan hubkaas halista ah ee sida ba,an wax ugumaada mida hada jirta ee Mareykanka

ku kaliftay ayaa waxay tahay in uu Mareykanku daremayo culees kaga imaanaya wadamada eey ugu horeyso

Kuriyada Waqooyi oo iyada tijaabisay dhoormar hubka sida ba,an wax ugumaada sheegtayna in eey adeegsan doonto

hubkaas hadii laso weeraro ciideda hadaba dowlada Mareykanka ayaa wada in eey ka hortagto in eeysan dhameestirin Kuriyada waqooyo hubka wax gumaada ee Nukliyeerka hadaba tijaabadan ayaa imaaneysa

maalmo kadib markuu Mareykanka u diray maraakiib dagaal kacanka Kuuriya eeyna muuqato in uu Mareykanku

diyaar garoow dag uu wado sidii uu culees ugu saari lahaa Kuryada waqooyi in eey joojiso hormarinta dhinaca hubka Nukliyerka dhanka kale waxaa iyana ku adkeysaneysa in eey dhameestirto hubkeeda wax gumaada Kuriyada waqooyi

hadaba ilaa iyo hada waxanan lasaadalin karin in uu Mareykanku qaadi doono tilaabo minatary maadaama uu tijaabiyay Bomka culus uuna udiray maraakiib dagaal bada gacanka kuuriya


Nagala soo Xiriir: E-mail allpuntland17@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.




..