lugooyada Dowladaha shisheeye iyo fahamka madaxweyne Farmaajo

lugooyada dowladaha shisheeye iyo fahanka Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo maanta waxan kaga hadleyna mowduucena siyaasada uu hada wado madaxweyne Farmajo iyo caqabadaha hortaagan ilaa iyo  intii ladoortay madaxweyne Farmaajo ayaa waxu badalay dhaqanki ahaa in marka ladooorto madaxweyne somaliyeed in uu aado wadamada dariska ah kadibna uu umuujiyo in uu dacad uyahay iyaga taas oo badalked dhalisa in eey kadaba duulan madaxda maamul goboledyada somaliya kajira oo iygana muujiya in eey dalalkas daacad u yihiin hadaba hada maxadhacay marki ladoortay madaxweyne Farmaajo Talabadi koowad madaxweynaha uu qaaday waxay aheed in uu ukacay dal aanan aheen dalaki awal lagu bartay madaxda somaliya oo waliba dalkaas uu usoodiray casumaad rasmi ah dalkasna waxu ahaa dalka Saudi Arabia islamarkasna waxa eey danwen ugu jirtay shacabka somaliyed sabtu waxay tahay in uu yahay Sacudiga dalka ugu balaran ee qaata xolaha Somaliya islamarkasna waayihi udanbeysay joojiyay in loo dhoofiyo dalkisa xolaha Somalida hadaba ilaa iyo markas waxa eey laqaadan waa ku noqotay wadamada dariska ah eey uguna horeyso dowlada Ethiopia oo iyada bilowday in eey uyeerato madaxda mamul goboledyada qaarkood ilaa iyo hada waxa halkaas booqosho ku tagay Madaxweynaha puntland mana cada waxa eey kawada hadleen marka laga reebo in eey Ethopia sheegtay in eey mashaariic kafulin doonto Puntland gaar ahaan magalada eelaboorka magalada Gaalkacyo hadaba waxan kawar sugeyna maamul goboledka xigi doona ee aadaya dalkas Ethopia iyo maamul goboledka ugu horeya ee kalsoonida kala laaban doona dowlada faderalka ah ee somaliya markas ayeeyna cadaan doonta maamul goboledka sida tooska ah uga amarqaata dowladaha dariska ah ee aanan ogoleen in eey somaliya dagto hadaba waxaan eegi doona sida eey markaas uga jawaab celiyan shacabka somaliyeed oo markan u muuqda kuwo aanan lagu qaldi karin Qabiil iyo siyaasad aanan laheen moowqif dhab ah

Waxaa Diyaariyay allpuntland.net Grmany


Nagala soo Xiriir: E-mail allpuntland17@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.




..