Burcad badeeda somaliya mise badbaado badeeda somaliya

burcad badeeda somaliya hada ku soo labatay iyo qatarta kadhalan karta waaxan maanta halkan kaga faalon doona

arimahan soo kordhay iyo waxa keenay in eey solabtan burcad badeeda hadaba somalidu miyeey is weydiisay sababahan soocelinaya burcad badeeda waxanu xiriiro lasamenay dadka deeganada xeebaha dagen ee somaliya

dadkaas oo sheegay in eey dhib ween ku qabaan maraakiib shisheeye oo jariif kawada xeebaha dalka kuwaas oo

mararka qaar yimaada gufka eey kalumesatada dhigato shabaagaha marmarna qaata shabaagti eey dhigteen

kalumeysatada waxay intaas ku dareen in eey marwalba soo noq noqotay arintaas eeyna waayen cid eey kaga ash takoodaan maraakibtas hadey isku dayaana dadka deegama xeebaha dagan loogu yeerayo burcad badeed balse eey

burcad badeeda dhabta ah eey yihiin marakiibtaas jariifka ah dhanka kale waxay dadkaas ka codsadeen in eey dowlada fedaralka ah ee somaliya eey soo fara galiso arintan eeyna wax kaqabato dhibaatada ka taagan xeebaha somaliya waxay baaq u direen maraakiibta kasocda beesha caalamka ee ladagalanka burcad badeeda somaliya iyago sheegay in eey wax kaqabtaan marakiibtan jariifka ah mise eey kabaxaan biyaha somaliya eeyna iyagu kadifaacan karaan maraakiibtas jariifka ah dadka deegaanada xeebaha dagan ee somaliya ayaa muujinaya caro eey ka qaadeen

xaalufka lagu haayo badooda hadeey jawaab kabaxshaana loogu yeerayo burcad badeed hadaba arintan ayee sheegen in eey iyagu u yaqaanan badbaado badeed ee aysan aheen burcad badeed

diyaarintii allpuntland.net


Nagala soo Xiriir: E-mail allpuntland17@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.




..