Madaxweynaha Jubaland uu Lagudoon siiyay Shahaado Sharfeed +sawir

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubaland Axmed Maxmed Islaam  ayaa waxa lagudoonsiiyay Shahaado sharaf eey usoo dhiiben jaaliyada Jubaland ee ku dhaqan wadanka Denmark waxana Gudoonsiiyay Shahaado sharafka Lataliyaha  idman ee arimaha siyaasada Mudane Maxamed Cabdi Nuur oo eey soo wakisheen Jaaliyada Jubaland ee Denmark oo ugartay ineey siiyan Madaxweyne Axmed Madoowe in eey ku sharfaan maadama uu muujiyay hogaamin wanaagsan uunawax ween kaqabtay dhinaca amaanka iyo dib udhiska Dhaqaalaha maamulka iyo horumarka uu gaarsiyay maamulka jubaland


Nagala soo Xiriir: E-mail allpuntland17@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.




..