WARARKA MAANTA

Ra,iisul wasaare Kheyre iyo amisom oo ku heshiiyay ladagalanka Al shabaab

Dowlada somaliya oo maanta layeelatay shir ilbaabada u xiranyihiin Ciidamada midowga afrika ka jooga somaliya ee amisom sharkaas oo uu shirgudoomiye ka ahaa ra,iisul wasaaraha

Continue Reading »

Qeybta WARARKA MAANTA

war dag adg ah madaafiic ku dhacay qeebo kamid ah muqdisho

warar hada inaga soo garaya magalada muqdisho ayaa waxa ay sheegayan in xaafadaha magaaladasi qeeybo kamida eey ku soodhaceen madaafiic qasaaro geestay madaafiicdas ayaa waxa

Continue Reading »

WARARKA MAANTA Archives

Dowlada puntland oo ka hadashay burcad Badeeda
- Apr 18, 2017
Dowlada puntaland ayaa ka hadashay weerarada burcad badeeda eey wayahaan kawadan xeebaheeda Taliska Ciidamada bada puntland ayaa maanta kahadlay weerarada burcad badeeda ee soo noqday, kadib markii dhowaan  ay burcad badeedu ...
madaxweynaha somaliya oo kawarbaxshay kulanki dawlada dhexe iyo maamul goboledyada
- Apr 17, 2017
Madaxweynaha somaliya maxamed cabdulahi farmaajo oo maanta sooxiray shirkii udhexeeyay maamul goboledyada somaliya iyo dowlada dhexe ee faderalka ayaa sheegay in uu shirkaasi ahaa mid muhiim ah oo aayna isku ...
Madaxweyne kuxigeenka mareykanka Pance waxan garab tagan nahay kuriyada konfured
- Apr 17, 2017
madaxweyne ku xigeenka Mareykanka Mike Pence ayaa sheegay in uu Mareykanku garba taagan yahay 100 boqol dalka kuuriyada koonfureed  xili eey wali wado kuuriyada waqooyi tijaabinta kadaalada sida ba,an wax ...
Shirkii Muqdishow oo soo gaba gabooway iyo qodobo kasobaxay
- Apr 17, 2017
waxaa maanta lagu soo xiray shirkii uga socday muqdisho madaxda dowalda dhexe ee somaliya iyo maamul goboleedyada shirkaas oo socday mudo sadax cisho ah marka lagu daro maanta oo uu ...
Gudoomiyaha xiriika kubada cagta oo soogaray muqdishow
- Apr 17, 2017
Gudoomiyaha kubada cagta Qaarada Afrika ayaa soo gaaray magala madaxda somaliya ee muqdisho maanta oo aay. taariikhdu tahay 17 bishi 4 2017 waxana sidiiran loogu soo dhoweyay magalada muqdisho iyado eey ...
Madaxweyne Erdugan oo guul kagaaray codbixinti dasturka dalkisa
- Apr 17, 2017
shacabka dalka Turkiga ayaa u codeeyay haa kadib cod bixintii shalay ka qabsoontay dalkaas Turkiga hadaba maxay tahay sababta keentay xiligaan in uu dalkaas u codeeyo in labadalo dastuurka dalkaas awooda ...
Guddiga Gurmadka Abaaraha Konfur-Galbeed oo ka jawaabay Musuq-maasuq lagu eedeeyay .
- Apr 16, 2017
Guddiga gurmadka abaaraha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ,ayaa manta hortagay Barlamaanka si su'aalo looga waydiyo musuq maasuq lagu eedeyay in ay ku sameeyeen habkii gargaarka loogu qaybin lahaa deegaanada ...
Gudoomiyah Barlamaanka Jubbaland oo Hambalyo u diray Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya.
- Apr 16, 2017
Gudoomiyaha Barlamaanka Jubaland Mudane Sheikh Abdirahmaan Yuusuf ayaa hambalyo ku aadan aasaaska sanad guuradii labaad ee Barlamaanka Jubaland waxaa uu udiray guud ahaan shacabka reer jubaland iyo xildhibaanada Barlamaanka Jubaland ...

Next Page »