WARARKA DALKA

Dhalinyaro iskaashanaysa ayaa bilaabay olalaha nadaafada Pizza House ee Muqdisho.

Dhalinyaro is xilqaantay ayaa magaaladda Muqdisho ee caasimadda soomaaliya ka bilaabay dib u habeynta nadaafada goobihii kooxda Argagixisadda ah ee Al-shabaab ay qaraxyada ku weerareen

Continue Reading »

Qeybta WARARKA DALKA

Ra’iisul wasaaraha Dalka oo kormeeray dagmooyinka uu ka socdo howl-galka xasilinta Muqdisho .

Ra’iisul   Wasaaraha Jamhuuriyadda Fadaraalka ah ee Soomaaliye Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kormeer uu ku ogaanayeen sida ay xiliga habeenkii ah u shaqeeyaan Ciidamada

Continue Reading »

WARARKA DALKA Archives

Farmaajo :- Al-shabaab wadahadal ayaan la furaynaa hadii fikirka ajabanbiga ah kalaabtaan.
- Jun 18, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fadaraalka ah ee soomaaliya Mudane Maxamed Cabdilaaahi Farmaajo ayaa markale xalay ku dhawaaqay in ay dowladdu diyaar u tahay in ay wadahadal lagasho Ururka Al-shabaab . Hadalkaan ayuu madaxweynu ...
Xaaladda Buulaburde oo dagan iyo Isgaarsiinta oo hawada ku soolaabatay .
- Jun 18, 2017
Xaaladda dagmada Buula-Burde ee gobolka Hiiraan ayaa dagan hada ka dib weerar Kooxda Al-shaab ay ku sooqaadeen saldhig ciidamda Nabad ilaalinta ah ee Amisom ay ku leeyihiin deegaanka . Saldhigaan waxaa ...
10 Qof oo u Geeriyooday Shuban Biyood ka Dilaacay Degmada Xarfo (SAWIRO)
- Jun 17, 2017
Wararka aan ka helayno Degmada Xarfo oo ka tirsan Gobolka Mudug ayaa sheegaya in 10 Qof  oo u badan Dumar iyo Caruur ay u Geeriyoodeen Shuban Biyood ka Dilaacay Deegaanka. Waxaa ...
Duqa Degmada Gaalkacyo Oo Dhagax Dhigay Xarun Caafimaad oo uu Yeelano Deegaanka Gobsho (SAWIRO)
- Jun 17, 2017
Duqa Degmada Gaalkacyo Maxamuud Yaasiin Tumey ayaa maanta xariga ka jaray xarun Caafimaad oo uu yeelanayo Deegaanka Gobsho oo hoos yimaada Degmada Gaalkacyo. Xaruntaan ayaa waxaa hirgalinaysa D/hoose Degmada Gaalkacyo waxa ...
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga Puntland OO maanta la dhaariyay +sawiro
- Jun 17, 2017
Waxaa maanta oo ay taarikhdu tahay 17 June 2017 loo dhaariyey xilka Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga Puntland Cadirashiid Cali Geelle oo dhowaan uu Madaxweynaha Dawladda Puntland u magcaabay xilkaasi. Munaasimada Dhaarinta Wasiiru Dawlaha ...
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Ka Qayb Galay Xuska Maalinta Caruurta Africa
- Jun 17, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka qayb galay munaasabad lagu maamuusayay maalinta caruurta Africa oo ku beegan 16 June sanad kasta, waxaana munaasabaddaas si wada jir ...
Ciidamada Erteria oo lawaregay Saldhigyadii eey ka guuren ciidanka Qatar
- Jun 17, 2017
  Ciidamada Dowlada Ereteria oo lawaregay Saldhigyadi eey ka guuren Ciidanka Dowlada Qatar, saldhigan eey Ereteria la wareegtay ayaa waxu ku yaala xuduuda lagu muran sanyahay ee u dhaxeysa Jabuti iyo,Erteria  Hadaba ...
DEG DEG- Akhriso Warbixinta Wasiirada Haweenka Puntland ay ka Akhrin doonto Kal-Fadhiga 39-aad ee Baarlamaanka Puntland
- Jun 15, 2017
Allpuntland.net ayaa heshay Warbixinta ay Wasiirada wasaarada Haweenka Puntland Aniiso Xaaji Muumin ka Akhrin doonto Kal-Fadhiga 39-aad ee Golaha Wakiilada Dowlada Puntland. Wasiirada ayaa soo jeedin doonta warbixin dheer oo ay uga ...

« Previous PageNext Page »

WARARKII UGU DAMBEEYEY

Madaxweynaha Puntland oo Ummadda Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyey Maalinta Xorriyadda iyo Midnimada Soomaaliyeed
- Jul 1, 2017
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa 01-July-2017 ugu hambalyeeyey guud ...
Madaxweynaha Puntland oo Garoowe Ka Dhagax Dhigay Wadooyin Muhiima, Kormeerayna Wasaaradda Maaliyadda DPL.
- Jun 28, 2017
Madaxseynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 28 June 2017 magaalada ...
Madaxweynaha Puntland oo Kaqayb Galay Xafladda Qalin Jebinta Ardayda Dugsida Sare Ee Ganbool Garoowe
- Jun 28, 2017
Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta ka qayb galay xafladda ...
Guddiyada wadda xoojoodka Gobolka Mudug oo yeelanaya kulan dagdag ah .
- Jun 22, 2017
Gudiyada wada xaajoodka gobolka Mudug ayaa saacadaha soosocda ku yeelanaya magaaladda Gaalkacyo kulan dagdag ...
Madixii Dilalka qorsheysa ee Muqdisho oo laqabaty.
- Jun 19, 2017
Howl-gal ay ka sameeyeen ciidamada Dowladda Fadaraalka ah ee Soomaaliya suuqa Bakaaraha ee Muqdisho ...
Madaxweynaha Puntland oo wareejiyay Lacag loogu tala galay mashaariicda horumarinta.
- Jun 19, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 19 June 2017 ku ...
Shir lagag hadlayo horumarinta Caafimaadka oo lagu qabtay Garoowe.
- Jun 19, 2017
Wasaaradda caafimaadka dowladda Puntland ayaa ku qabatay magaalada Garowe shir lagag hadlayay waxyaabihii u ...
Nin Ganacsade ah oo lagu dilay magaaladda Bosaaso.
- Jun 19, 2017
Wararka ka imaanaya magaaladda Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegay in goor dhaweyd rag ...
Ninkii dalilay wasiirka howlaha Guud Cabaas Siraaj oo la xukamay .
- Jun 19, 2017
Gudoomiyaha Maxkamadda Darajada Kowaad Gashaanle Xasan Cali Nuur ayaa ku dhawaaqay xukunka labada eedeysane ...
Madaxweynaha Puntland oo Ka Gayb Galay Gunaanudka Tartanka Quraanka Kariim Ka ah ee Heer Puntland
- Jun 19, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka qayb galay gunaanudka tartanka ...