WARARKA CAALAMKA

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Oslo.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa abaaro lixdii iyo badhkii maqribnimo ee maanta oo ay taariikhdu

Continue Reading »

Qeybta WARARKA CAALAMKA

Shirkii golaha wasiirada Somaliya ee maanta oo qodobo xasaasiya laga soosaray

Golaha Wasiirada Dowlada Somaliya ayaa yeeshay shirkoodi caadiga ahaa ayadoo uu Shirgudomi naayay Ra,iisul wasaaraha Dowlada Federalka Somaliya Mudane Xasan Cali kheyre ayaa waxa laga

Continue Reading »

WARARKA CAALAMKA Archives

Madaxweynaha Jubaland uu Lagudoon siiyay Shahaado Sharfeed +sawir
- May 6, 2017
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubaland Axmed Maxmed Islaam  ayaa waxa lagudoonsiiyay Shahaado sharaf eey usoo dhiiben jaaliyada Jubaland ee ku dhaqan wadanka Denmark waxana Gudoonsiiyay Shahaado sharafka Lataliyaha  idman ee arimaha ...
Dowlada marekanka oo sheektay in eey yareen doonto dhiiga uga baxa dagaalka Argagixisada
- May 6, 2017
Dowlada marekanka ayaa sheekatay in eey yareyneyso qarashka iyo dhiiga kaga baxa dagaalka eey kula jiraan argagixisada Caalamiga ah hadaba Dokumeenti hordhac ah oo laga helay wasaarada Difaaca ee Dowlada mareekanka ...
Madaxweyne Farmaajo oo kulan lasoqaatay Gudomiyaha midowga Afrika
- May 6, 2017
Madaxweynaha Dowlada Federalka ah ee soomaliya Mudane Maxamed Cabdulahi Farmaajo ayaa waxuu soojitay indhaha wadamada Afrika. markii uu tagay Madaxweyne Farmaajo wadanka Ethiopia ayaa waxu lakulmay Gudoomiyaha midowga Afrika isagoo kala ...
Hogaamiye Al shabaab ah oo kabad baaday duqeenti Marekanka
- May 6, 2017
Dowlada Marekanka ayaa war eey kasoosartay duqeenti shalay kadhacday Gobolka shabeelaha Hoose ee Dalka somaliya . ayaa waxay ku sheektay in eey kubartil maamed saneysay ku xigeenka hogaamiyaha ururka Al shabaab ...
Madaxweyne Farmaajo oo Tageray xilkaqaadisti Hanti Dhoorihii Guud dowalda somaliya
- May 5, 2017
Madaxweynaha Dowlada Federalka somaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa soo saray digreeto uu ku taagerayo xil kaqaadisti. eey Golaha Wasiirada somaliya eey xilkii oga qadeen Hanti dhowrahii Dowlada somaliya kaas oo lagu ...
madaxweyne kuxigeenka puntland oo sodhoweyay shirka isimada gobolka Ceeyn
- May 5, 2017
madaxweyne kuxigeenka Puntland ayaa sheegay in uu soodhaweynayo shirka isimada gobalada ceeyn iyo sool iyo sanaag ku qaban doonan magaalada Buuhoodle. madaxweyne kuxigeenka ayaa sheegay in eey puntland lagarab tagantahay waxwalba ...
war dag adg ah madaafiic ku dhacay qeebo kamid ah muqdisho
- Apr 18, 2017
warar hada inaga soo garaya magalada muqdisho ayaa waxa ay sheegayan in xaafadaha magaaladasi qeeybo kamida eey ku soodhaceen madaafiic qasaaro geestay madaafiicdas ayaa waxa laga maqlay qeeybo badan oo ...
Dowlada puntland oo ka hadashay burcad Badeeda
- Apr 18, 2017
Dowlada puntaland ayaa ka hadashay weerarada burcad badeeda eey wayahaan kawadan xeebaheeda Taliska Ciidamada bada puntland ayaa maanta kahadlay weerarada burcad badeeda ee soo noqday, kadib markii dhowaan  ay burcad badeedu ...

Next Page »