CIYAARAHA

Madaxweynaha Puntland oo Ka Gayb Galay Gunaanudka Tartanka Quraanka Kariim Ka ah ee Heer Puntland

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka qayb galay gunaanudka tartanka Quraanka Kariim ah ee heer Puntland oo lagu soo xidhay Masjidu

Continue Reading »

Qeybta CIYAARAHA

Qaraxii Kadhacay muqdisho oo laxaqiijiyay in uu kadhacay Pizz house

Wararki ugu danbeeyay ee aan ka heleyno qaraxi kadhacay magalada muqdisho ayaa sheegaya in uu qaraxasi. kadhacay maqaayada pizz house halki marki hore loo heestay

Continue Reading »

CIYAARAHA Archives

Dagaal Beeleed kadhacay Dagmada mataban ee gobolka Hiiraan
- Jun 14, 2017
dagaal beeled kadhacay Degmada matabaan ee gobolka hiiran, ayaa waxaa ku geeriyooday 12 qof ,waxaana ku dhaawacmay 20 qof dagaalkan oo udhexeeyay laba beelod oo halkasi wada dagan, waxana hada ...
Deeq Raashin Ah Oo La Gaadhsiiyay Degaanka Gocondhaale Daawasho wacan
- Jun 14, 2017
Deeq Raashin Ah Oo La Gaadhsiiyay Degaanka  Gocondhaale iyadoo lagu jiro xili adag oo waliba ramadaan ah iyo sideey ugu farxeen shacabka ku dhaqan deegankas
War Dag Dag ah Shavab lagu xasuuqay Deegan hosyimada Dagmada Jariiban /Gobolka Mudug
- Jun 14, 2017
wararka inaga sogaraya Gobalka mudug gaar ahaan Deegaano hoos yimaada Dagmada Jariiban ayaa sheegaya in, caawa lagu laayay dad xoolo dhaqato ah oo halkaasi dagana weerarkan ayaa waxu noqonaya kii ...
Madaxweynaha Puntland oo Madaxtooyada Garoowe Ku Soo dhoweeyey Wefti uu Hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Dastuurka DFS
- Jun 14, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 13 June 2017 qasriga madaxtooyada Garoowe kusoo dhoweeyey wefti uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Dastuurka Soomaaliya Cabdi Xoosh Jibriil, waxaana ay ...
Madaxweynaha Puntland oo Madaxtooyada Garoowe kulan kula yeeshay Madaxda Hay’addaha UN-ka iyo kuwa NGO-ga
- May 31, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 31 May 2017 qasriga Madaxtooyada Garoowe kulan kula yeeshay madaxda Hay’addaha UN-ka iyo kuna NGO-ga ee ka hawl -gala Puntland. Madaxweynaha ...
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Oslo.
- May 16, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa abaaro lixdii iyo badhkii maqribnimo ee maanta oo ay taariikhdu tahay 15/5/2017 ka degay magaalada ...
Shirkii golaha wasiirada Somaliya ee maanta oo qodobo xasaasiya laga soosaray
- May 11, 2017
Golaha Wasiirada Dowlada Somaliya ayaa yeeshay shirkoodi caadiga ahaa ayadoo uu Shirgudomi naayay Ra,iisul wasaaraha Dowlada Federalka Somaliya Mudane Xasan Cali kheyre ayaa waxa laga soosaray Go,aamo adag oo kuwajahan ...
Madaxweynaha Jubaland uu Lagudoon siiyay Shahaado Sharfeed +sawir
- May 6, 2017
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubaland Axmed Maxmed Islaam  ayaa waxa lagudoonsiiyay Shahaado sharaf eey usoo dhiiben jaaliyada Jubaland ee ku dhaqan wadanka Denmark waxana Gudoonsiiyay Shahaado sharafka Lataliyaha  idman ee arimaha ...

Next Page »

WARARKII UGU DAMBEEYEY

Madaxweynaha Puntland oo Ummadda Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyey Maalinta Xorriyadda iyo Midnimada Soomaaliyeed
- Jul 1, 2017
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa 01-July-2017 ugu hambalyeeyey guud ...
Madaxweynaha Puntland oo Garoowe Ka Dhagax Dhigay Wadooyin Muhiima, Kormeerayna Wasaaradda Maaliyadda DPL.
- Jun 28, 2017
Madaxseynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 28 June 2017 magaalada ...
Madaxweynaha Puntland oo Kaqayb Galay Xafladda Qalin Jebinta Ardayda Dugsida Sare Ee Ganbool Garoowe
- Jun 28, 2017
Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta ka qayb galay xafladda ...
Guddiyada wadda xoojoodka Gobolka Mudug oo yeelanaya kulan dagdag ah .
- Jun 22, 2017
Gudiyada wada xaajoodka gobolka Mudug ayaa saacadaha soosocda ku yeelanaya magaaladda Gaalkacyo kulan dagdag ...
Madixii Dilalka qorsheysa ee Muqdisho oo laqabaty.
- Jun 19, 2017
Howl-gal ay ka sameeyeen ciidamada Dowladda Fadaraalka ah ee Soomaaliya suuqa Bakaaraha ee Muqdisho ...
Madaxweynaha Puntland oo wareejiyay Lacag loogu tala galay mashaariicda horumarinta.
- Jun 19, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 19 June 2017 ku ...
Shir lagag hadlayo horumarinta Caafimaadka oo lagu qabtay Garoowe.
- Jun 19, 2017
Wasaaradda caafimaadka dowladda Puntland ayaa ku qabatay magaalada Garowe shir lagag hadlayay waxyaabihii u ...
Nin Ganacsade ah oo lagu dilay magaaladda Bosaaso.
- Jun 19, 2017
Wararka ka imaanaya magaaladda Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegay in goor dhaweyd rag ...
Ninkii dalilay wasiirka howlaha Guud Cabaas Siraaj oo la xukamay .
- Jun 19, 2017
Gudoomiyaha Maxkamadda Darajada Kowaad Gashaanle Xasan Cali Nuur ayaa ku dhawaaqay xukunka labada eedeysane ...
Madaxweynaha Puntland oo Ka Gayb Galay Gunaanudka Tartanka Quraanka Kariim Ka ah ee Heer Puntland
- Jun 19, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka qayb galay gunaanudka tartanka ...